Hada kahor ayaa waxaa jiray nin bakhiil ah. malin maalmaha kamid ah ayaa asagoo loos cunaayo naagtisa kudhahday caliyow I dhadhansii sxbkaa 1 xabo ayuu siiyey.
qoftaan wuu umacaday hadaba wexey dhahday cali isii bahalka wuu macyahee aan dhadhamiye '''': sxbkaa kulahaa "naga daa dheesha waa isku dhadhan wlh" kakakkkakaka
koo ciyalka xafada kamid ah ayaa hooyadiis liin u dirtay sxbka suuqa markuu kasoo gaday oo uu wadada kuso jiray ayuu taraaraxay kadib liintii wey ka dhacday oo ay ka taraaraxday xarfaanki kulahaa "haye waaba kaseesaan guriga miyaa!" wuu iskaga tagay markuu guriga imaaday ayaa hooyadiisa weydisay aaway liinti?
sxbka kulahaa hooyo wey soo socdaan wadada ayaan uga soo tagay.
kkkk
macalin ayaa ardaydiisa ugu sheekeenayey maalinta qiyaamaha wuxuu kaloo usheegay in dhulka iyo cirka la laalaabaayo dadkana dhimanayan..
cunug yar oo ardayda kamid ah ayaa weydiyey Macalinka wuxu dhahay "macalin maalintaas dugsi majiraa " kkkkkkkk
labo doqon aa tuug usoo galay guri ey degganaayeen
Tuugi baa inta bistoolad lasoo baxay ku yiri, kii dhaq dhaqaaq yar sameeyaa waan tooganaayaa
Wixiisuu aruursaday wuu iska baxay
Saa mid qosol la dhacay, kii kalaa ku yiri maxaad ku qosleysaa
Suu yiri maanta dhan fartaan dhaq dhaqaajinaaye muusan dareemin
naag wariye ah ayaa wareysaneysay nin beeraaley oo labo dibi midna cad yahay midka kale madowyahay haysta
waxey tiri : maxaad cunto ahaan ku quudisaa
suu yiri : ma kan cad mise kan madow
Seey tiri : kan madow
Suu yiri : cows (coos)
Sey tiri kan cadna
Suu yiri : sidoo kale cows
sey tiri : halkeed ka waraabisaa
suu yiri : ma kan cad mise kan madow
Seey tiri : kan madow
Suu yiri : webiga
Sey tiri : kan cadna
Suu yiri : sidoo kale webiga
Intey yaabtey tiri haddii aad isku si u cunteysiiso una waraabiso maxaad iigu haysaa ma kan cad mise kan madow
Suu yiri : sababtoo ah kan madow anigaa leh
sey tiri : kan cadna
Suu yiri : sidoo kale anigaa kan cadna leh
Wareer badanaa
cunug yar oo ardayda kamid ah ayaa weydiyey Macalinka wuxu dhahay "macalin maalintaas dugsi majiraa " kkkkkkkk
labo doqon aa tuug usoo galay guri ey degganaayeen
Tuugi baa inta bistoolad lasoo baxay ku yiri, kii dhaq dhaqaaq yar sameeyaa waan tooganaayaa
Wixiisuu aruursaday wuu iska baxay
Saa mid qosol la dhacay, kii kalaa ku yiri maxaad ku qosleysaa
Suu yiri maanta dhan fartaan dhaq dhaqaajinaaye muusan dareemin
naag wariye ah ayaa wareysaneysay nin beeraaley oo labo dibi midna cad yahay midka kale madowyahay haysta
waxey tiri : maxaad cunto ahaan ku quudisaa
suu yiri : ma kan cad mise kan madow
Seey tiri : kan madow
Suu yiri : cows (coos)
Sey tiri kan cadna
Suu yiri : sidoo kale cows
sey tiri : halkeed ka waraabisaa
suu yiri : ma kan cad mise kan madow
Seey tiri : kan madow
Suu yiri : webiga
Sey tiri : kan cadna
Suu yiri : sidoo kale webiga
Intey yaabtey tiri haddii aad isku si u cunteysiiso una waraabiso maxaad iigu haysaa ma kan cad mise kan madow
Suu yiri : sababtoo ah kan madow anigaa leh
sey tiri : kan cadna
Suu yiri : sidoo kale anigaa kan cadna leh
Wareer badanaa
SHEEKO QOSOL LEH
Nin baa lagu yiri Rag
dagaalamayay, war maxaad u
kala celin weyday ood meesha
isaga taagan tahay, una
fiirsanee.. Wuxuu yiri " Hadaad
Oganlahaydeen isku dirkooda
dhibkaan ka maray, kala dhici ima
dhahdeen
dagaalamayay, war maxaad u
kala celin weyday ood meesha
isaga taagan tahay, una
fiirsanee.. Wuxuu yiri " Hadaad
Oganlahaydeen isku dirkooda
dhibkaan ka maray, kala dhici ima
dhahdeen
Runtii Sheekooyin badan ayaan ka helay oo aan aad uga qoslay
ReplyDeleteTan dibiga ayaanba ka helah
DeleteMashalah horumar wacan wll sheekoyin cajiiba soo qorday
DeleteWaxba kdhacy qosolkii adunka
Deletesheekooyin shidan se website laga shidan yahay
ReplyDeletebal kan eeg oo fiiri
mohamedomer.ml
Wow! Cajaib
ReplyDeleteWow! Cajaib
ReplyDeletemasha allaah
ReplyDeletecaadi ma,ahn
ReplyDeleteSupe fannyl
ReplyDeletekkkkk
ReplyDeletefunny
ReplyDeleteWay iga dhex baxeen sheekooyinku
ReplyDeleteMacalinkiyo arday iyo labada gabdood oo nin ka uheshiiyey aan ku qoslay
ReplyDeleteMacalinka iyo ardeyga sheekadaas caadi maha
ReplyDeleteAla peerka wlhi aadban u qoslyππ€£
ReplyDeleteHhhhh
ReplyDeleteHhhhh
ReplyDeletesxb runtii sheekooyin badan oo aan aad uGu qoslay ka helay wax ku mahad san tahay bogan aad samaysay
ReplyDeleteSheeko iga dheh
ReplyDeleteSheeko iga dheh
ReplyDeleteAaway
DeleteWaalahi wa sheeko macaan really
ReplyDeleteAad ayaad u mahadsantihiin
ReplyDeleteCaamir
ReplyDeleteWxkle Really cadi mahan
ReplyDeleteMasha Allah caadi mhn sheekoyinka kal iyo laab
ReplyDeleteMasha Allah caadi mhn sheekoyinka kal iyo laab
ReplyDeleteOp wxkle ila qosol wyeh wllhi ninku xirnan doNa my dadkeyGa an jclhy
ReplyDeleteKkkkkkk
ReplyDeleteIts soo funy
ReplyDeleteKkkkkk walagu sugy
ReplyDeleteKkkk
ReplyDeletewxkle wyeH
ReplyDeleteI liked it sheekooyinkan oo kale
ReplyDeletesaaxib shekooyikaaga aad baan uga helay
ReplyDeleteQosol wlhi hhhhhh
ReplyDeleteQaar kle soo galiya
waan ladhacay kkkkkkkkm
ReplyDeletehada ka hor mid cabtooy ah ba dagal mel ka dhacaya lo diray sa waxa uso qaday 10 nin o dhintay bu gariga so saray sa BBC ba so gashay sa wuxu maqlay 8 ba ku dhimatay dagallka 2 labana wa dhawac
ReplyDeletekulaha ilmo aderiyaaloy wa taas BBC ba idin shegtaye iga so dagta hhhhh labadina is qarinaya
Rageedi libaax so funny wlhi
ReplyDeleteHhhhhhhhhhh very funny
ReplyDeleteMashaalla
ReplyDeleteGreat
ReplyDeleteMnsha allah wa shekoyin so jidasho leh wana kaga mhd nqena sida wngsn aad uso qortay mhdsnd WLL
ReplyDeleteMash allah runtii waashekoyin xiisoleh waana kaaga mahdcelinayaa waxaana kuleeyahay badi dadaalkaaga
ReplyDeleteMash allah runtii waashekoyin xiisoleh waana kaaga mahdcelinayaa waxaana kuleeyahay badi dadaalkaaga
ReplyDeleteWaa sheekoyin qiimahoda wataan
ReplyDeleteWlha Waa sheekooyin aad u xamasad badan zxp hora u soco
ReplyDeletekkkkkkkkkk
ReplyDeleteMasha allaah
ReplyDeleteWaan ka helay ayaga dhan
ReplyDeletewlahi waa sheekoyin xul ah mahadsnidiiin
ReplyDeleteZheekooyiN CajiiP aH wllhY wn ka HelaY
ReplyDeleteHhhh waa shekoyin ad u qosol bdn
ReplyDeleteSheekoyinkan waanla dhacayvrunti
ReplyDeleteNio ani waxan helay maka cad mise ka madow xagaa noga wad heeπππ
ReplyDeleteHhhhhh walaahi funny waaya
ReplyDeleteHhhhh wlhi wa shekoyin cajiib
ReplyDeleteHhhhh
ReplyDeleteWllhi wn qozlay
ReplyDeleteKama helin in la lifay ayeey ila tahy
ReplyDeleteHhhhhhhhhhhhh
ReplyDeleteHhhhhhh arwaad iga qoslisay
ReplyDeleteHhhhhhhh war sxb waad iga qoslisay noosibadi tan dibigaa iigu daran
ReplyDeleteKkkkk
ReplyDeleteHhhhhhh mash allah
ReplyDeleteKkkkkkkk
ReplyDeleteWlhy qoslay
ReplyDeleteWlhi ad ugu qosley sheekoyinkaaga
ReplyDeleteHhhhh
ReplyDeleteNnabasjj
DeleteSheekoYin Kan xizaHa pathan wan ka heLaY
ReplyDeleteGood
ReplyDeleteManshallah
ReplyDeleteπ€£π€£
ReplyDeleteWn la dhacay zhp keep up best blogeer
ReplyDeleteWah wah axsan sheeko ika dheh
ReplyDeleteruntii waad iqosol siisey
ReplyDeleteWaa sheekoyin Qosol leh lkn wa kuwii danbeπ€£
ReplyDeleteππππππwa iga qosolsiyeey
ReplyDeleteπ€£π€£
ReplyDeleteMacha Allah
ReplyDelete