23 August 2013

NIN IYO NAAG TUUG

Nin iyo naag tuuga ah aa is guursadeen, muda kadib naagti aa fool qabatay dadki dhan aa isu yimaaden labadi tuug bal maanta maxaa loo dhali doona sidi loo lahaa, canug gacanta (5ta farood) u laabantahay aa dhashay, gacanti marki laga furay canugi FARAANTIGI umulisada uuba wataa 

No comments:

Post a Comment