25 August 2013

Gareth Bale Oo ugu dambeyn Ku Biiray Real Madrid

Ugu dambeyn Real Madrid ayaa lasoo wareegtay xidiga naadiga Tottenham Gareth Bale iyadoo
kula soo wareegtay
                                                       £86MILLION
Bale ayaa kusoo biiri doono si toos ah naadiga maalinta talaadada.



                         todobo sanoo ka hor markii ugu horeysay oo uu ciyaaro premier league
Bale ayaa ka garab ciyaari doono ciyaaryahankii hore ee Man United C.ronaldo ,
Gareth Bale ayaa haatan ah ciyaaryahanka ugu qaalisan Kubada cagta ebid ,isagoo ka hor maray c.ronaldo oo ahaa ciyaaryahankii ugu qaalisanaa aduunka

No comments:

Post a Comment